Xukunka Dil ka bilowday Tacadi Loo Geystay Haweeneey Xaamilo ah….
Garsoor - (Mogadishu)- Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukunka kasoo saartay kiiska Alifle Bol C/raxmaan Axmed Cumar oo loo heystaa dilka Marxuum Axmed Cali Xasan kadib Xabad uu…
Xukunka Askari lagu Eedeeyey inuu dhaawac Culus geeystay…
Garsoor - (Mogadisho)- Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida, ayaa maanta Go’aan kasoo saartay kiiska Dable Xoogga Mursal Abuukar Maxamed oo lagu eedeeyey inuu dhaawacay dhibane Mascuud Axmed Xasan taariikhdu…
Xukunka Xasan Laari iyo Kooxdiisii…..
Garsoor - (Mogadishu)- Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukunno kala duwan kasoo saartay kiiska Eedeysanaal gaaraya Todobo, kuwaasi oo loo heysto dil, qal-qal gelin amin iyo ku takrifal…
Xukunka Walaallo wada dhashay……
Garsoor -(Mogadishu)- Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kala duwan kasoo saartay kiiska Daadir Cali Cusmaan & Cabdullaahi Cali Cusmaan oo loo heysto dilka Marxuum Xuseen Xasan Mool-gale…
Xukunka Sarkaal dilay Sarkaal kale…….
Garsoor _ (Mogadishu)- Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida, ayaa xukun kasoo saartay Xidigle Maxamed Xasan Maxamed oo loo heysto inuu dilay Ex-Xidigle Ridwaan Ibraahim Cabdullaahi oo milatariga ay kawada…
Maxkamadda sare ee ciidamada oo markale xukuntay Qoslaaye iyo kooxdiisii….
Garsoor - (Mogadishu)- Maxkamadda Sare ee Ciidamada QS ayaa xukunno kala duwan ka soo saartay Taliyihii saldhiga Heliwaa dhamme Cabdifataax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo Kooxdiisa oo mid maqane ah uu…
Shabakad Markale ay xukuntay Maxkamadda Sare ee Ciidamadda……..
Garsoor (Mogadishu) Maxkamadda Sare ee Ciidamada ayaa mar kale xukunno kala duwan ka soo saartay Koox loo haystay Argagixisanimo, waxa ay kawada shaqeeyeen Dilal qorshaysan iyo dhacdooyin kale oo Arbushaad…
Maxkamadda Ciidamada oo Xukun ku riday Nin Watay Boorso Qarax ah…
Mogadishu (Garsoor)- June Todobadeedii Sanadkan sii dhammaanayo ayay Ciidamada Amniga ka qabteen Xasan Cabdullaahi Aadan Ex Control Afgooye xilligaasi oo isu soo diyaariyay Sidii uu isugu Qarxin lahaa Xarunta Murtida…
Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Riday
Go’aan Qoraaleedka ka Soo baxay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa U qornaa Sidan:- …
Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida oo go’aan kasoo saartay kiiska Cabdirisaaq Xuseen Tahliil
Muqdisho (Garsoor)- 11-kii November 2018 ayay Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabaka Sida Puntland ayaa ku riday Xukun dil ah Eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geelle), wixii xilligaas ka dambeeyay…