Xukunka Argagaxiso Masjid ka dhaxtuuri Rabay Bom F1.
Garsoor - (Mogadishu)- Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Maankeey), ayaa iska Diwaan Geliyay Safka argagixisada, isaggoo qaatay tababaro kala duwan oo lagu barayay adeegsiga hubka noocyadiisa kala duwan, kagana sii gudbay Qeybta…
Xukunka eedeesanayaal saxiixay qaliin aysan xaq u lahayn…..
Garsoor (Mogadisho)- Dable Xoogga Maxamed Muxudiin Cali iyo Dable Xoogga Cabdisalaan Xuseen Maxamed ayaa lagu eedeeyey saxiix qaliin aysan xaq u lahayn oo lagu sameeyay Marxuum Nimco Muuse Axmed oo…
Xukunka Dil ka dhacay Kismaayo.
Garsoor - (Mogadishu)- Ex Dable Nisa Maxamed Buulle Muumin ayaa, lagu soo eedeeyay dilka Alifle Maxamed Kaariye Maxamed (Sharafoow) iyo dhaawaca dhibanayaal Dable Nisa Maxamed Cabdulaahi Maxamed iyo Alife Nisa…
Xukunka Askari Maxaad iisoo Fiirsay Darteed ayuu u dilay Muwaadin Muruqmaal ahaa.
Garsoor (Mogadishu) - Dable bol. Bakar Cabdicasiis Maxamed oo ka tirsan Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Haramcad, ayaa lagu eedeeyay dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum Cali Iskoow…
Xukunka Horjooge Tashkiiliyay Saraakiil Ciidan oo la toogtay…
Garsoor - (Mogadishu)-Muxudiin Cabdisalaan Maxamuud “Daqare” ayaa lagu soo eedeeyay kamid ahaanshiyaha Argagixisada iyo in uu dadka ku Tashkiilin jiray inay ku biiraan kooxdaasi iyo Marin habaabin caruurta Soomaaliyeed tan…
Xukunka Dil ka dhaxcay Isgooska Tarabuunka oo ay Duubta #CCTVCamera….
Garasoor - (Mogadishu)- Dable Xoogga Maxamud Xasan Xagaf iyo Dable Xoogga Buulle Xasan Aadan, ayaa loo heystaa in isgoyska Tarabuunka Xilli uu ka jiray Jaam inay ka dhex rideen Xabado…
Xukunka Shabakad Khawaarijta Makaaniko u ahaa…..
Garsoor (Mogadishu)- Cabdinaasir Maxamed Xasan, afgaradiisuna tahay Macalim Xaaji ayaa lagu eedeeyay in uu khawaarijta u sameyn jiray gaadiidka ay qaraxyada Ku fuliyaan iyo kuwa ka ciladooba, isaggoo gawaarida cusubna…
Xukunka Shabakad lagu eedeyay in ay argagixisada u qaabilsaneyd dhagaraha Dilalka iyo qaraxyada….
Garsoore (Mogadishu)- Eedeysaneyaasha kala ah Maxamed Nuur Cali, afgarashadiisuna tahay Cabdimajiid, Cabdullaahi Xuseen Maxamed iyo Deeqoow Aadan Barre Balse kooxda dhaxdeeda loogu yeero Cumar oo dhamaantood isku wada tabbabar ah,…
Xukunka Dil ka dhashay Muran Boosaneer……
Garsoor- (Mogadishu)- Mudane Nisa Cumar Xasan Maxamuud (Booyada Kabaale) oo ah Baxsad ay ku raad-joogaan Hay'addaha ammaanka, ayaa lagu eedeeyey dilka Marxuum Ex- Labo Xidigle Hanad Axmed Muuse, falkaan ayaana…
Xukunka Dil ka dhacay Xiro Ciidan……
Garsoor - (Mogadishu)- Dable Xoogga Cabdiqaadir Xaaji Yuusuf, ayaa loo soo xiray dilka saaxiibkiis kala tirsanaa Ururka 222 aad, Guutada 22aad ee Boliis milataara Marxuum Ex dable Xoogga Ismaaciil Xasan…