Saturday, May 2, 2026
HomeMaxkamadda CiidankaDanjire Cali Saciid Fiqi oo warbixin Ku saabsan Xaaladda Tahriibayasha siiyay Madaxweynaha...

Danjire Cali Saciid Fiqi oo warbixin Ku saabsan Xaaladda Tahriibayasha siiyay Madaxweynaha JFS.

Muqdisho(Garsoor):-Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Fiqi ayaa warbixin ku saabsan xaaldda tahriibayaasha Soomaaliyeed siiyay Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Safiirka oo shalay dalka kusoo celiyay maxaabiis gaaraysa 151 qof ayaa sheegay in xaaladda ay ku suganyihiin tabriibayaasha ay aad u liidato, loona baahanyahay in dowladdu labo laabto hawlaha lagu soo celinayo maxaabiista ku jira xabsiyada Libya.

Danjire Fiqi ayaa intaas ku daray in maxaabiista haatan ku jira gacanta dowladda Liibiya iyo kuwa ay magafayaasha ku jira gacan-tooda ay u dhaxeeyaan 5 ilaa 7 kun.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments