Xukunka Askari lagu Eedeeyey inuu dhaawac Culus geeystay…

Garsoor - (Mogadisho)- Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida, ayaa maanta Go’aan kasoo saartay kiiska Dable Xoogga Mursal Abuukar Maxamed oo lagu eedeeyey inuu dhaawacay dhibane Mascuud Axmed Xasan taariikhdu…

Xukunka Sarkaal dilay Sarkaal kale…….

Garsoor _ (Mogadishu)- Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida, ayaa xukun kasoo saartay Xidigle Maxamed Xasan Maxamed oo loo heysto inuu dilay Ex-Xidigle Ridwaan Ibraahim Cabdullaahi oo milatariga ay kawada…

Kaalintii garsoorka ee doorashooyinka dalka ka qabsoomay marxaladdii dawladihii Rayidka:1960 ilaa 1969

Kaalintii garsoorka ee doorashooyinka dalka ka qabsoomay marxaladdii dawladihii Rayidka-1960 ilaa 1969   Waa kuma qareen Daahir Mohamed Ali  

Hoolka dacwadda maxkamadaha oo loo dhisay qaabka hoolalka dacwadaha Caalamka.

Muqdisho (Garsoor)- Tan iyo Markii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee  Soomaaliya  uu ku dhawaaqay Ololaha is Xilqaan ayaa waxaa sii kor dhayay Xarumaha danta guud. ah ee  lagu dhisayo…

Baaddii Ganacsatada waxaa u bedelay 8-sano oo Xabsi Ciidan ah.

Muqdisho (Garsoor)- Sanada badan ayaa Soomaaliya waxaa ka jiray in dadka laga handado (Private Number) Nambarka Qarsoon, waxaana dad badani ay ku qasabtay in ay isaga cararaan dalka halka kuwa…

Sooyaalka iyo isbadallada Dastuuradii ay yeelatay Jamhuuriyadda Soomaaliya (1960-2012)- Qareen, Daahir Maxamed Cali

Muqdisho (GARSOOR)-   Dastuurku  waa sharciga ugu sarreyo shuruucda dal kasta oo ay waajibtahay in dhammaan shuruucda kale  ee la sammeynayo aysan khillaafin, haddii ay khilaaftana lagu duri karo in aanay…

Guddoomiyaha cusub ee Maxkamada sare oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay

Muqdisho(SNTV);- Guddoomiyaha cusub ee maxkamdda sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiirka cadaaaladda iyo xeer ilaaliyaha Qaranka. Mudane Baashe…

GUDDOOMIYAHA CUSUB EE MAXKAMADDA SARE OO MAANTA LA DHAARIYAY

Muqdisho, 29ka May, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka ayaa sheegay…

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Taliyeyaasha Hogganada Ciidanka

Muqdisho (Garsoor), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta hoolka shirarka ee Taliska C.B.S kulan kula qaatay dhammaan Taliyeyaasha hoggaamada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Kulankaan, ayaa…

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqday Xerada tababarka Ciidanka Danab ee Balli-doogle

Muqdisho (Garsoor), Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ayaa booqday Xarunta tababorka Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan ciidamadda sida gaarka ah u tababaran ee (DANAB) oo fadhigoodu yahay deegaanka Balli-doogle, Waxuuna…