ABDULKADIR ISSE OO SHIR NABADDA IYO AMNIGA AH UGA QAYGALAY ETHIOPIA

0
45

Garsoor (Mogadishhu)- Bishoftu Ethiopia ayuu kaga qaygalay seminar la xeriiro naadda iyo amniga Agaasimaha Xeriirka Dadweynaha ee Garsoorka Ciidamada Qalabka Sida mudane Abdulkadir Isse

Dowladaha ku bahoobay IGAD ayaa shirkan ka qayb galayay, waxaana si gaar ah wax la isaga weydiinayay sidii warbaahinta ay udhiiri gelin lahayd nabadda.

Shirkan waxaa lagu sameeyay guddi kaasi oo min hal xubin looga soo xulay ergadii ka qayb galaysay shirka, waxaana Soomaaliya ku matalayay Abdulkadir Isse.

Xubnaha kale ayaa ka yimid waddamada Ururuka sida Jabuti, Kenya Uganda, Ethiopia, Sudan iyo South Sudan.